Caawin

Ma su,aalo badan ayad qabta? Ha walwalin, jawaab ayan u haynaa su,aal walba

Sideen u isticmaali kara allada ama App- ka?

Soo guji aalada dndoon kadibna gal haddi
kol hore isdiwaangalisey, bilawna
shaqadda.

Waxad ku dhacdey shil

Wan daneynaa dnadeen-yasha wanan
ilaalina nabad galyadooda, si dag dag ah
ula xariir “Najm” ama qeybta taraafikada
ama koodxa tageerada farsamo.

Sideen u sameysan Kara koodhka dhimista?

Ku dhufo pogga hareeraha, wargalinta
saxiib kadib sameey koodhkaga dhimista
aad iska ledahay

Sideen ku casuumi kara saxiibo?

Fur pogga hareeraha, tilmaamida saxiib,
kadib casuumidda saxiib

Sideen adeega uga bixi Kara?

Gal qeybta fallanqeyta, riix sawirka
sandukha, iyo kadib waxad dooran karta
xaaladaha adeega

Haddi wax dhib ah la kulanto

Fur aalada app-ka kadib riix "caawin"
hagga "farsamada tagerka" goobta mise
nambarka.: 0114848750

Madaama aad muhiim ino tahay faaidana inoo leedahay mar marwalba garabkaaga ayan nahay

Adeegso Dndoon oo sameey dakhli

Adeegso Dndoon oo sameey dakhli

dheerad ah wakhtiga kuu haboon iyadoo waliba surtagal ku tahay inad waqtiyeyso wicitanka hadba rabitaankaaga shaqo

U dirista qiimaha howsha macmiikaaga

U dirista qiimaha howsha macmiikaaga

waad ka dammanad ka qaadi karta macmiisha ogallansho tijaabada xigasho iyado loo marayo qiimaha astaan

Xawilaad toos ah akoonka kabtan dndoon

Xawilaad toos ah akoonka kabtan dndoon

Lajirra Apple bixi badeecada, ma'ubaahnid inad sugto macmiisha mise soosarida qansheegad

Doorashada codsiyada u dhow halka aad ku sugantahay

Doorashada codsiyada u dhow halka aad ku sugantahay

Waxan tixgalineynaa soo gaabinta waqtiga aad ku dooran laheyd dalabkaaga hadba halka aad ku sugantahay

Sideed ugu haawlgaleysa Dndoon ahaan?

Halkan waxad kahelli karta qaabka macmiilka ee aalada

Helitaanka dalabaadka Helitaanka dalabaadka

Bilaw helida waana soco

Helitaanka dalabaadka
U dir macmilka qiima raali galiya U dir macmilka qiima raali galiya

Kubillaw adigo ku darayo qiimaha qiyasan

U dir macmilka qiima raali galiya
Oggolaanshaha deeqda Oggolaanshaha deeqda

Markad soo garto mesha booska, riix billaw tijaabada

Oggolaanshaha deeqda
Dhamaadka adeeg gaarsiinta Dhamaadka adeeg gaarsiinta

Markad dhameyso dhamman howlahaaga, kabax si aad dhameyso shaqada.

Dhamaadka adeeg gaarsiinta

walba Waqati

Si aad u hesho caawinaad dhanka aalada Dndoon.

Si aad u hesho caawinaad dhanka aalada Dndoon.

Fur aalada, kadibna fur caawin taso ku hoos jirta qeybta tageerada farsamo.

Nagu soo xero Twitter

Nagu soo xero Twitter

Hel cusbooneysinta aalada, mise nagula so xariir pogyada baraha bulshadda @DndoonApp