inagoo ku qadarineynaDhamaan saxibadena Dndoon, waxan kugu idin diyaarinay barnaamijka "dhibcaheeyga" oo ujeedadisu tahay in inad hesho lacag ku dhacda borsadada marka ugu horeysa ee aad is diwaangalineyo, ama markad ugu yeedho qof kale inow isdiiwaangalio ama aad la wadaagso koodka kuu qaaska ah sidaasna aa lacag ku hesho marku uu dhameystiro dalabka uvu horeeya.
Marka aad iska diwaangaliso aalada Dndoon,wadar lacageed ayaa lagu dareya boorsadada.
Barnaamijka Dndoon siiso dadka ku xiran
(Dondons), isticmaalkooda aalada
Abuuris, bandhigid, iyo kafaaideysi rasiidh,
mise casuumid saxiib.
Galitaanka guddaha aalada dndoon,
aadida dhinaca liiska, kadib wargelin saxiib
iyo doorasho pogga keedkeyga
Dhibcaha waxey dhacayaan dhamaadka
sanad walba oo miilaadi ah