Qiimahaaga, waqtigaaga, iyo waxqabadkaga

Gaar yoolalkaga

Gaar yoolalkaga

Waxa tahay qeyb inaga mid ah muhamadeenu sidi aad ku gaari lahayd yoolalkaga

Noqo maamulaha naftada

Noqo maamulaha naftada

Xakamey waqtiyada shaqadada, iyo dakhliga kugu haboon

Dakhli dheeraad ah

Dakhli dheeraad ah

Dakhliga dheeradka kama dhigna kaliya qiimaha adeega gaarsiinta. Sidas ayan ula jeedna

Si fudud u isticmaal

Si fudud u isticmaal

Tijaabo aad u fudud iyo caawin farsamo oo mar walba hareerahaga taagan si ey ku caawiyaan

Marwalba guuleystuhu wa adiga

Marwalba guuleystuhu wa adiga

Faaidadada joogtada ah waxey ka dhigeysa in aad si balaadhan u fahanto barnaamijyada waxadna nala dareemi doonta qiimaha waqtiga

Hel taageerada macaamishaada

Hel taageerada macaamishaada

Ka faaideyso rasiidkaga gaarka ah kuna dhiso macmiil daacad ah kusaleysan adeegaga

Shuruudaha shaqo

Waxba naguma adko anaga.

Da'da sharciga ah
Da'da sharciga ah

Wa inad ka weyntahay da'da 18, aadna haysato laysanka

Nooca gaadid
Nooca gaadid

Shardi maahan nooc gadiid oo gaar ah, qaab walba oo gaarsiin xita lugta wa u furuntahay iney isdiiwan galiyaan

Talefonada casriga ah
Talefonada casriga ah

Talefon walba oo casri ah kuna xiran addega internetka

Qaabka isdiwaangalinta adigo adeegsanaya aalada (App-ka) Dndoon?

Halkan ayand ka heleysa sidad isaga diwaangali laheyd App-ka

Diwaangali xogtaada shaqsiga Diwaangali xogtaada shaqsiga

Diwaangali xogtaada shaqsiga
Kulifaaq dokumintiyada loo bahanyahay Kulifaaq dokumintiyada loo bahanyahay

Kulifaaq dokumintiyada loo bahanyahay
Furritanka akoonkaga wallagu kuddajira Furritanka akoonkaga wallagu kuddajira

Furritanka akoonkaga wallagu kuddajira

SLI: Su,alaha soo noq noqda

Sidee loo gujin kara App-ka Dndoon?

Waxad ka gujin karta App-ka Dndoon
Appstore ama PlayStore
Raadi app-ka Dndoon mise
Riix degso
Fur aalada (App-ka)
Kadibna isticmaal

Sideen ugu shaqeeysta Dndoon?

Soo guji aalada dondons,
Kadib diwaangali akoon cusub
Sug inta akoonkaga laga furayo, kadibna
waad bilaabi karta shaqada

Goorma ayaan bilabi kara shaqadda?

Isla marka aad furrato akoonkaga, waad
gali karta aalada (App-ka) dndoon waadna
bilabi karta shaqadda

Waa maxay dukumnitiyada loo baahanyahay si codsi lo gudbisto?

Waa muhiim in laso gudbiyo
macluumadka loo bahanyahay sida
laysanka daraawalka, dokumenti gaadid,
karka aqoonsiga, iwm.

Wixii waydiimada dheeraad ah ama cabasho, yaa lagala xariiri kara?

Waxad la xiriiri karta nambarka kooxda 0114848750 tagerada farsamado ama iimelka nagala
so xiriir ama adiigo adeegsanaya
wadashekeygiga tooska ah ee alada
dndoon, ama poggaga eynu baraha
bulshada kuleenahay.