Dakhliga dheeradka kama dhigna kaliya qiimaha adeega gaarsiinta. Sidas ayan ula jeedna
Tijaabo aad u fudud iyo caawin farsamo oo mar walba hareerahaga taagan si ey ku caawiyaan
Waxba naguma adko anaga.
Halkan ayand ka heleysa sidad isaga diwaangali laheyd App-ka
Soo guji aalada dondons,
Kadib diwaangali akoon cusub
Sug inta akoonkaga laga furayo, kadibna
waad bilaabi karta shaqada
Isla marka aad furrato akoonkaga, waad
gali karta aalada (App-ka) dndoon waadna
bilabi karta shaqadda
Waa muhiim in laso gudbiyo
macluumadka loo bahanyahay sida
laysanka daraawalka, dokumenti gaadid,
karka aqoonsiga, iwm.
Waxad la xiriiri karta nambarka kooxda 0114848750 tagerada farsamado ama iimelka nagala
so xiriir ama adiigo adeegsanaya
wadashekeygiga tooska ah ee alada
dndoon, ama poggaga eynu baraha
bulshada kuleenahay.